Dhirigalinta naftu ubahan tahy
Si ay naftaadu u noqoto mid Coogan oo dhiiran isla markaana ay uga gun gaadho hadafyadeeda waa iney hesha dhiri galin badan oo ay ku gaadho meshey usocotey ama mesha ku calamaad San. Ugu horeynti waa inaad naftaada aaminta oo ku kalsoonata isla markaana horu socod lahaata. Marki aad damacdo inaad waxka gun gaadho waa inaad adkeysi uu leedahy caqabadaha ka hor imanaya oo aad noqota qof aaney joojinin caqabadaha aduunyadu
Post a Comment