Waxyabaha keena guusha
Maxa igu caawinaya inaan guuleysto
Waxyaabaha suurto galinaya inaad guuleysato oo waliba ka dhigaya qof Coogan oo aney licinin durafaha noloshu waxa laf dhabar u ah
1 samirka
Samirku wuxu suurto galiya gaadhista hadafyada iyo guulaha
2 adkeysiga
Sido kale waxa asna muhim ah adkeysiga iyo muujinta aad adeyg
Post a Comment