Wararxiisoleh

Horu marinta nafta









Waxyaabaha nafta lagu horu mariyo


Horumarinta


Si aad nafta u horu mariso oo aas uga ilaaliso diciifnimada iyo jileeca waxaad ubaantahy inaad naftaada aaminto kuna kalsoonaato.

Haddii aad noqoto qof ay dabeyluhu hadaba meeshey doonaan u kaxeeyaan hubaashi ma gaadheysid guushi aad higsaneysey.

Mar walbaba waxa muhiim ah inaad ogsoonaato waxyaabaha naftadaa ku keenaya dadiicnimada iyo wahsiga .

Runti qofkastaba ra'yigiisa kuwaka hadli kara ama ku cabiran kara lakiin waxn halkan kuso koobaya ama kus ururinaya waxyaabo naftada ku horu marin karto.


1 aminida nafta(believe your self)

Marki aynu leenahy nafteena ama naftaada aamin waa inaad awoodah kugu keydsan oo uu alle kugu deeqey isticmaasho adigo kashanaya aminida naftaada.

2 kalsoonida(confidence)

Kalsoonidu waxy xoojisa oo soo saarta awoodada marki aad tahy qof naftiisa ku kalson kuma dhibeyso hadalada harerehaaga laga leehay amase lagugu dhahaayo.



Post a Comment

Previous Post Next Post