Wax yaabaha farxada suurto gali
Farxada
Ugu horeyn marki aan muslim nahay waxa farxad weyn ah inu alle inaga dhigey dad diinta ku dhaqma badhkeen ku dhasheen kuna barbaareen taasi waa farxada kowaad ee uu alle ina siiyey markaan muslim nahy (alhamdulilaaah)
Waxakale oo ka midah waxyaabaha guusha suurta galiya inaad gaadho hadafyadadi iyo meelihi aad higsaneyseyba. Waxa kale oo farxada u sababah ki xidhnaanshaha alle.
Faxadu waa wax aad uu macan marki aad sababtey ku timi adigu leedahy ama dadalkaagi ayku timi.
Post a Comment